Gunter Noote oo tagay Hargeysa lana kulmay Madaxweyne Biixi (Daawo Sawirada)

Waxaa shalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland gaaray xubno uu horkacayay wakiilka gaarka ah ee Hogaamiyaha dalka Jarmalka u qaabilsan dalalka Afrika, Ambassador Gunter Noote. Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay  wakiilka gaarka ah ee Ra’iisal wasaaraha u qaabilsan dalalka Afrika, Ambassador Gunter Noote iyo xubnaha la socday. Muuse Biixi … Continue reading Gunter Noote oo tagay Hargeysa lana kulmay Madaxweyne Biixi (Daawo Sawirada)